Dil ka dhacay xarunta Inji ee magaalada Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka Ahlu Sunna lagu dhax dilay xarunta Inji oo ah halka ay degan yihiin hogaanka sare ee Ahlu Sunna. Sida aan wararka ku helnay dilka askarigan oo katirsanaa ciidanka Ahlu Sunna gaar ahaan ilaalada Wasiirka Amniga Galudug Saadaq Sheekh Yuusuf waxaa … Continue reading Dil ka dhacay xarunta Inji ee magaalada Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya